afarran
(m.l)

Nalfey wax dhashay iyo saddexdeeda ilmood oo wadajira.

afarran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax tiradoodu afar gaartay ahaansho; afar ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afarran ↴

afarranaan [m.f.dh]
eeg afarran². ld afarranaansho.

afarranaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld afarranaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg