afceliso
(m.dh) (-ooyin, m.l)

1. Naag turjubaanad ah. 2. Naag dadka ku afnaqdo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afceliso

afceli [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. Ka a.: cid cid kale oo aaney af garanayn uga turjumid. 2. Qof xurmad kaa mudan si uusan jaclaysan ugu warcelin; afnaq.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg