afgaro
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-rtay, -ratay)Cid ujeeddadeeda fahmid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afgaro ↴
afgarasho [m.f.dh]
eeg afgaro. ld afgarad.
afgarooc [m.l] (-cyo, m.dh)
Qof aan hadalka si fiican u jeedin karin; aflaawe.
afgaroocnimo [m.dh]
Afgarooc ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg