agow
(Erey Dareen | Exclamation)Hadday u yaraato; xataa. Tus. “Agow ii ahaateenaa!”; “Agow roob di'i lahaayaa.”
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh agow ↴
uskagow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Uskag yeelasho.
an [qr.diid]
ld aan². ana qr. Hadday u yaraato; haddaan wax kale jirin; agow; xataa. Tus. “Ana ii ahaateenaa!”; “Ana roob di'i lahaayaa!” ld anaa².
dugaagow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Dugaag noqosho; bahaloobid.
fallaagow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Fallaago noqosho.
nagow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gaaday, -gaatay)
ld negow.
ag [m.dh] (-go, m.l)
Meel inta u dhow ama hareerka kaga xeeran.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg