allacaabud
(m.l)

ld ilaahcaabud.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh allacaabud

allacaabudid [m.dh]
ld ilaahcaabudid.

ilaahcaabud [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
(dii.) I. ah: qof Ilaah ka baqa oo cibaado badan. ld allacaabud.

ilaahcaabudid [m.dh]
(dii.) Camalsan oo Ilaah cabsidiisa loo sameeyo. ld allacaabudid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg