allaylee
(Erey Dareen | Exclamation)

ld allaylehe.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh allaylee

allaylehe [Erey Dareen | Exclamation]
Erey la yiraahdo marka wax dhacay ay sidii loo filayay noqdaan; akkidid in wax dhacay ay sidaas noqonayaan. Wuxuu ka koobanyahay “Alle”, “i” iyo “lehe”. ld allaylee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg