aqoonni
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

Qof aqoon loo leeyahay; la yaqaan; indhagarad. ld aqoonnin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aqoonni

aqoonnin [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld aqoonni.

beer-aqoonnimo [m.dh]
Beeraqoon ahaansho.

aqoon [m.dh]
1. Cilmi. 2. Garasho dheerad ah oo wax loo leeyahay. Tus. “Jaamac Xamar aqoon buu u leeyahay”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg