aqoonsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Cid wax kale u citiraaftay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aqoonsan ↴
waa [m.l] (-aayo, m.l)
(jool.)Mid ka mid ah qaybaha waaweyn ee taxanaha waqtiga jiyoolojiyeed (ee ka dambeeya kambiriyanka horreeyaha). Waaga, laf ahaantiisa waxaa loo
kala aqoonsanyihiin saddex waa - aaliyo soyik, mesosoyik iyo saynsoyik, kuwaas oo ku fidsan ilaa 6 (lix) milyan sano ee la soo dhaafay.
abaalhay [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-yay, -ysay)
U a.: cid, cid kale oo samo u gashay u aqoonsanaan.
alji [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective] (-iyo, m.dh)
(baay.) Qayb badan oo ka duwan dhirta yar yar, hase yeeshee cagaariye leh (footoosintasis) cuntadiisa ku samaysan kara, kuna nool sabo biyood iyo dhulka saxansaxada leh. Geedkani waxa uu noqon karaa hal unugley ama unugyo badane. Isaga oo yeelan kara qaababkan: miiqaq, wareegsan ama saxan u eg. Aljiga hadda looma aqoonsana koox abla-ablayneed, inkastaoo mararka qaarkood la raaciyo noolayaasha hoose ee boqortooyada borotista. Inta badan haddaba, kooxaha boqortooyadan waxa loo aqoonsanyahay qaybaha abla-ablayneed.
aqoonsanaan [m.f.dh]
eeg aqoonsan. ld aqoonsanaansho.
aqoonsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld aqoonsanaan.
baxaar [m.l] (-rro, m.dh)
Nin saaxir ah oo ku nool hilada webiyada oo loo aqoonsanyahay in uu xukumo yaxaasyada.
biyo-goboleed [m.l] (-dyo, m.dh)
(siyaa.) Jiid-badeed ku qabsan xeebta oo loo aqoonsanyahay dhul ay leedahay ummadda xeebta deggani; maritaanka jiidda ee si nabad ah caadi ayaa loogu oggolyahay gaadiidbadeedka ummadaha oo dhan.
dawlad [m.dh] (-do, m.l)
1. Dal, dad ku noolyahay, leh calan iyo xuduud caalamku u aqoonsanyahay. 2. Inta haysa maamulka sare ee qaran. ld dowlad.
ilbaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Reermagaal ahaansho. 2. Qof nolol magaalo aqoonsan, ahaansho.