aqoonxun
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-umaa, -umayd)

Qof aan cilmi badan lahayn ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aqoonxun

aqoonxumaan [m.f.dh]
eeg aqoonxun. ld aqoonxumaansho, aqoonxumi, aqoonxumo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg