arari
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -iday, -isay)Xoolo cabbay oo la rabo in la rakaadiyo caws geyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arari ↴
ararin [m.f.dh]
eeg arari.
baqacararid [m.f.dh]
eeg baqacarar². ld baqacarar¹.
barari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Barar u yeelid (meel jirka ka mid ah). 2. Caano dhay ah, kuwa fadhi ah ku darid.
bararid [m.f.dh]
eeg barar².
bararin [m.f.dh]
eeg barari.
bararis [m.l]
Ciir in caano dhay ah lagu daray.
barariso [m.dh]
Cudur ku dhaca meel jirka ka mid ah oo barariya oo aan af lahayn.
carari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld cararee.
cararid [m.f.dh]
eeg carar². ld carar¹ (1).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg