arbucuun
(m.l)Quraan ama duco loo akhriyo xoolo lumay si Eebbe bahal iyo tuug uga badbaadiyo.
arbucuun
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-nay, -ntay)Xoolo lumay si Eebbe bahal iyo tuug uga badbaadiyo quraan ama duco u akhrin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arbucuun ↴
arbucuunaan [m.f.dh]
eeg arbucuunan. ld arbucuunaansho.
arbucuunaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld arbucuunaan.
arbucuunan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-anaa, -anayd)
Wax arbucuun loo akhriyey ahaansho (xoolo lumay).
arbucuunid [m.f.dh]
eeg arbucuun². ld arbucuunis.
arbucuunis [m.dh]
ld arbucuunid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg