arbucuunan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-anaa, -anayd)Wax arbucuun loo akhriyey ahaansho (xoolo lumay).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arbucuunan ↴
arbucuunaan [m.f.dh]
eeg arbucuunan. ld arbucuunaansho.
arbucuun [m.l]
Quraan ama duco loo akhriyo xoolo lumay si Eebbe bahal iyo tuug uga badbaadiyo.
arbucuun [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-nay, -ntay)
Xoolo lumay si Eebbe bahal iyo tuug uga badbaadiyo quraan ama duco u akhrin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg