arkoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)

Cid wax ay daneyneyso la kulmid; doorasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arkoo

arkood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg arkoo.

arkoon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la arkooday ahaansho.

arkoonaan [m.f.dh]
eeg arkoon. ld arkoonaansho.

arkoonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld arkonaan.

karkoor [m.l]
Dhul dhagax badan leh.

sarkooma [m.dh]
(daaw.) Kansarka sooha xiriirka cudurkan wuxuu ku dhici karaa meelwalba oo jirka ka mid ah, maadaama uu ka kaco sooh xubin wax ka sameeya ee uusan gaar u ahayn xubin khaas ah. Wuxu ka kici-karaa: sooh mayraxeed, muruq, baruur, laf, carjow, xuubka xubno isgoysyada (synovium), xididdada dhiigga iyo liinfada iyo soohyo kala duwan oo kale.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg