arlo
(m.dh)1. Dhul ballaaran. 2. Dal; waddan. ld arlaa'i, arli.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arlo ↴
arad [m.l]
Dhul; arlo.
arlaa'i [m.l]
ld arlo.
arli [m.l]
ld arlo.
basarlow [m.l] (-wyo, m.dh)
Qof caqli badan oo arrimaha si tab iyo xeelad ku jirto u xalliya.
bidaarloobid [m.f.dh]
eeg bidaarlow. ld bidaarroobid.
bidaarlow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax bidaar ghashay noqosho. ld bidaarrow.
dhagarlow [m.l]
ld dhagarqabe.
ar [u.j]
ld waryaa.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg