armaadyo
(m.dh)

ld armaajo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh armaadyo

armaajo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Qalab qori ama bir ka samaysan oo guryaha iyo xafiisyada la dhigto, leh qaabab kala duwan iyo khaanado dharka, dukumentiga, maacuunta iwm lagu rito. ld armaadyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg