aroosgal
(m.l)ld aqalgelid.
aroosgal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-alay, -ashay; -geli)ld aqalgal².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aroosgal ↴
aqalgal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay; -geli)
Laba qof oo isguursaday markii ugu horraysay si rasmi ah guri u wada gelid. ld aroosgal².
aqalgelid [m.f.dh]
eeg aqalgal². ld aqalgal¹, aroosgal¹, aroosgelid.
aroosid [m.f.dh]
eeg aroos². ld aroos¹ (1), aroosgal¹, aroosgelid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg