aroosin
(m.f.dh)

eeg aroosi. ld aqalgelin, aroosgelin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aroosin

aqalgelin [m.dh]
ld aroosin.

aroosgelin [m.f.dh]
ld aroosin.

guuri [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Aroos gelbin. 2. (f.g) Qoraal meel kala ku naqilid. 3. (f.mg) U g.: wiil ama gabar u aroosin.

aroos [m.l] (-syo, m.dh)
1. ld aroosid. Ciyaaro iyo damaashaad loo sameeyo laba qof oo isguursaday. 2. Toddabada beri ee ugu horreysa aqal-galka. 3. A. ah: qof ku jira toddobaadkii ugu horreeyey aqalgalkiisa.

aroos [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-say, -stay)
1. (f.g) Laba qof oo isguursaday xaflad iyo damaashaad samayn. 2. (f.mg) Nin, naag guursasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg