arradbax
(m.l)1. Helidda dhar arrad looga baxo. 2. ld arradbixid. Dhar arradka looga baxo.
arradbax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday; -bixi)Dhar arradka looga baxo helid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arradbax ↴
arradbaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax arradbaxay ahaansho (qof).
arradbaxsanaan [m.f.dh]
eeg arradbaxsan. ld arradbaxsanaansho.
arradbaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld arradbaxsanaan.
arradbixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof arradbax siin.
arradbixid [m.f.dh]
eeg arradbax². ld arradbax¹ (2).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg