arruug
(m.l)

Ubad labaraafle oo lix bilood jira.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arruug

arruugnimo [m.l]
Arruug ahaansho.

maararruugle [m.l]
Gudcur badan oo aan waxba la arki karin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg