aruuri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Wax kala firirsan meel isugu geyn. 2. Ku a.: wax, wax kale ee ugu geli karo ku libdhin. ld ururi, uruuri.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aruuri ↴
jaabee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -beysay)
1. Jaabo aruurin. 2. Laab hoggaanka ka mid ah oo ratiga gafuurka loo geliyo si loo hoggaamiyo. ld jaabajaabee. jaabajaabee
ururi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax meel isugu keenid. 2. U u.: kaalmo cid la siinayo dad kala duwan uga qaadid. ld aruuri.
ururid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg urur³. ld aruurid.
ururin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ururi. ld aruurin, ururis.
ururis [m.l]
ld aruurin, ururin.
uruuri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld aruuri.
uruurid [m.dh]
ld aruurid.
uruurin [m.dh]
ld aruurin.
uruuris [m.l]
ld aruurin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg