aruurin
(m.f.dh)eeg aruuri. ld aruuris, ururi, uruuri.
aruurin
(m.dh)Maanso, shekooyin dhaqan, taariikh nololeed iwm oo dad kala duwan laga soo xigtay oo meel ku wada qoran.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aruurin ↴
jaabee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -beysay)
1. Jaabo aruurin. 2. Laab hoggaanka ka mid ah oo ratiga gafuurka loo geliyo si loo hoggaamiyo. ld jaabajaabee. jaabajaabee
ururin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ururi. ld aruurin, ururis.
ururis [m.l]
ld aruurin, ururin.
uruurin [m.dh]
ld aruurin.
uruuris [m.l]
ld aruurin.
aruuris [m.dh]
ld aruurin.
daruurin [m.f.dh]
eeg daruuri².
aruur [m.l]
Caano a. ah: caano yar oo dhigaal ah oo hadba in lagu daro si ay u bataan.
aruur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax kala firirsan meel isugu tegid. ld urur³, uruur.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg