asaddah
(m.l)

1. Wax kala-garanwaa uu kibir keeno. 2. ld asaddihid.

asaddah
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-dahay, -dahday; -dihi)

Kibir awgii wax la kala-garanwaayid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asaddah

asaddihi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Cid asaddah ku ridid.

asaddihid [m.f.dh]
eeg asaddah². ld asaddah¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg