asaraartan
(m.l)

1. Asaraar dhexmara laba qof ama ka badan. 2. ld asaartamid.

asaraartan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

La a.: cid, cid kale oo muran wadda asaraar kala hortagid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asaraartan

asaraartamid [m.f.dh]
eeg asaraartan². ld asaraartan¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg