asaruur
(m.l)ld asaruurid.
asaruur
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Ceel, god iwm ciid ku xabaalid; aasid; duugid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asaruur ↴
asaruuran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Ceel, god iwm wax la xabaalmid.
asaruuran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, rnayd)
Ceel, god iwm wax la xabaalay ahaansho.
asaruurid [m.f.dh]
eeg asaruur². ld asaruur¹.
asaruurmid [m.f.dh]
eeg asaruuran¹.
asaruurnaan [m.f.dh]
eeg asaruuran². ld asaruurnaansho.
asaruurnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld asaruurnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg