asay
(m.dh)

ld asaay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asay

jaasayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaasee.

antarasayt [m.l] (-yo, m.dh)
(jool.) Dhuxul-dhagaxeed adag oo madow oo dhalaala oo ah dhuxusha ugu heerka sarraysa oo ay ku jiraan qiyaasta ugu yar ee biyo iyo maatarka aan xasilloonayn, iyo heerka xaddidan ee u sarreeya ee urkaarboonka.

asaay [m.dh]
Dhar midab cad ama madow leh oo afadu qaadato marka ninkeedu dhinto; weer. ld asay.

baasaysad [m.l]
ld baasaysasho.

baasaysasho [m.f.dh]
eeg baasayso. ld baasaysad, baasaysi.

baasaysi [m.l]
ld baasaysasho.

baasayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Wax inay shar leeyihiin aaminid.

bambasayn [m.dh]
ld dambasayn.

casayn [m.f.dh]
eeg casee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg