asbax
(m.l)A. ah: qof aan nasiib wacan lahayn.
asbax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, xday; -bixi)Ku a.: cid dhibaato kula kallihid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asbax ↴
asbixid [m.f.dh]
eeg asbax².
kaskaasbax [m.l]
Xaalad liidatey oo horey loogu jirey oo laga soo fiicnaado.
kaskaasbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
Xaalad hore oo liidatey oo lagu jirey ka soo fiicnaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg