aseeb
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)ld asiib.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aseeb ↴
aseebe [m.l]
Nooc kalluunka ka mid ah oo jurmi weyn iyo xoog badan.
aseebid [m.dh]
ld asiibid.
asiib [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Dhibaato weyn cid ku dhicid. “Inkaar baa asiibtay Cali”. 2. Arrin xalkeeda dhabta helid. Tus. “Ardaygii jawaabtii waa asiibay”. ld aseeb.
asiibid [m.f.dh]
eeg asiib. ld aseebid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg