asheer
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rtay, -ratay)Ka a.: roob da'aya meel dedan oo aan darooreyn ka gelid. ld asheero.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asheer ↴
asheerasho [m.dh]
ld asheerid.
asheeri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Roob da'aya, wax, meel dedan oo aan darooreyn ka gelin.
asheerid [m.f.dh]
eeg asheer. ld asheerasho.
asheerin [m.f.dh]
eeg asheeri.
asheero [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
ld asheer.
jirsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax roob laga asheeriyey ahaansho.
jirsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Nafley roob meel dhisan ka gelin; okorin; asheerin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg