asheeri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Roob da'aya, wax, meel dedan oo aan darooreyn ka gelin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asheeri ↴
asheerasho [m.dh]
ld asheerid.
asheerid [m.f.dh]
eeg asheer. ld asheerasho.
asheerin [m.f.dh]
eeg asheeri.
jirsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax roob laga asheeriyey ahaansho.
jirsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Nafley roob meel dhisan ka gelin; okorin; asheerin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg