ashqaraar
(m.l)1. Yaab weyn; amakaag. 2. ld ashqaraarid.
ashqaraar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Yaab weyn iyo fajac la kulmid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ashqaraar ↴
abyan [m.l]
1. Garasho ama dareen, wax silloon ama lala yaabo, ay dhaliyaan; amakaag; ashqaraar. 2. ld abyamid.
amakaag [m.l]
1. Yaab weyn; ashqaraar. 2. amakaagid.
ashqaraari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid ashqaraar ku ridid.
ashqaraarid [m.f.dh]
eeg ashqaraar². ld ashqaraar¹ (2).
ashqaraarin [m.f.dh]
eeg ashqaraari.
fajac [m.l]
Amankaag; ashqaraar; yaab.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg