asiib
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)1. Dhibaato weyn cid ku dhicid. “Inkaar baa asiibtay Cali”. 2. Arrin xalkeeda dhabta helid. Tus. “Ardaygii jawaabtii waa asiibay”. ld aseeb.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asiib ↴
aseeb [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
ld asiib.
aseebid [m.dh]
ld asiibid.
asiibid [m.f.dh]
eeg asiib. ld aseebid.
bakhtiyaanasiib [m.l] (-byo, m.dh)
ld baqtiyaanasiib.
baqtiyaanasiib [m.l] (-byo, m.dh)
Ciyaar dadka ka qeyb gala intooda nasiibka leh wax ka helaan. ld bakhtiyaanasiib.
kabasiib [m.l] (-byo, m.dh)
1. (-byo, m.dh) Tuug aan waxba reebin. 2. (-byo, m.dh) Kaballeef. 3. ld kabasiibid.
kabasiib [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Cid xadid iyadoon waxba lagu reebin; mooradduug.
kabasiibid [m.f.dh]
eeg kabasiib². ld kabasiib¹ (3).
masiibo [m.dh]
ld musiibo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg