aslaaxin
(m.f.dh)eeg aslaaxi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aslaaxin ↴
aslaax [m.dh]
1. Beer lagu dhaqmo. 2. ld aslaaxid.
aslaax [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-xay, -xday)
1. (f.g) Hagaajin; dhul in wax lagu beero u diyaarin. 2. (f.mg) Nabad ka a.: nabad dhax dhigid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg