atool
(m.l) (-lo, m.dh)

(juqr.) Shacaabi taxan oo leh muuqaalka garanta ama muuqaalka kabta faraska oo ku wareegsan barkad (haro xeebeed).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh atool

baatooloji [m.l]
(daaw.) Qayb ka mid ah cilmiga daawada oo ku shuqul leh cudurrada, waxyaabaha sababa iyo dhibaatada ay gaadhsiiyaan jidhka.

katoolig [m.l]
(dii.) Madaahibta diinta masiixiga mid ka mid ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg