awaaji
(m.l) (-iyo, m.dh)Ogeysiinta akhbaar dad badan la ogeysiiyo.
awaaji
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-iyay, -iday; -iyi)Dad badan, akhbaar ogeysiin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh awaaji ↴
awaajiyid [m.f.dh]
eeg awaaji².
dhawaaji [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Ka dh.: wax dhawaaq ka keenid.
dhawaajin [m.f.dh]
eeg dhawaaji.
kal-xawaaji [m.l]
Kal yar oo xawaajka, haylka iwm lagu tumo.
khawaaji [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
K. ah: qof maalqabeen ah.
rawaajiic [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Nooc ka mid ah xarkaha doonyaha.
xawaaji [m.l]
ld xawaash.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg