awal
(Magac Lab Falkaab | Noun Masculine Adverb)Marka hore; waa hore; koowaad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh awal ↴
ooryawalaal [m.l] (-llo, m.dh)
Laba nin oo labo haween oo walaalo ah kala qaba, waxa ay isu yihiin. ld ooryowalaal.
ooryawalaaloobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ooryawalaalow. ld ooryowalaaloobid.
ooryawalaalow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Laba nin ooryawalaal noqosho. ld ooryowalaalow.
xaawalay [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Haween; dumar.
daawaley [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
D. ah: dad heshiis wax wadaqabsi iyo is-taakulayn ka dhexeeyso.
fidmawale [m.l]
ld fidnawale.
fidnawale [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qof dadka isku dira oo fidna ku dhex beera. ld fidmawade, fidmawale, fidnawade.
karawaliin [m.l]
Dareere kiimika ku jirto oo musqulaha lagu dhaqo.
tawal [m.l]
Welwel, walbahaar.
aw [m.l]
1. Nin cibaadeysta oo aan diinta Islaanka wax badan ka aqoon. 2. Awoowyaashii hore. 3. ld aawo, awo¹.