away
(e.we)ld aaway.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh away ↴
haasaawayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haasaawee. ld haasaawin. haasaawee, haasaawin
saawayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saawee. ld sawayn.
aaway [e.we]
Erey weyddiimeed, oo sida falka, mararka qaarkood, isu rogroga (sida dh.: awday, w.: aawaye) oo micnihiisu yahay “xaggee laga helaa?” “mee?”. ld aawaye, away, awday.
aawaye [e.we]
ld aaway.
khawayiis [m.l]
ld khawaysiin.
khawaysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Been iyo khayaano cid ka dhaadhicin.
khawaysiin [m.f.dh]
eeg khawaysii. ld kha-waysiis.
khilaawayn [m.f.dh]
eeg khilaawee. ld qalwayn.
sawayn [m.dh]
ld saawayn.
aw [m.l]
1. Nin cibaadeysta oo aan diinta Islaanka wax badan ka aqoon. 2. Awoowyaashii hore. 3. ld aawo, awo¹.