awdan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-dmay, -dantay; -dmi)Wax buuxsamay ama daboolmay noqosho (meel bannaan ama daloosha).
awdan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-dnaa, -dnayd)Wax buuxsamay ama daboolmay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh awdan ↴
awdmid [m.f.dh]
ld awdan¹.
awdnaan [m.f.dh]
eeg awdan². ld awdnaansho.
cawdan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Wax la cawday ahaansho (xoolo badan).
awd [m.l]
ld awdid.
awd [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Meel bannaan ama daloosha buuxin; daboolid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg