awoodsii
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iiyay, -iisay)

Cid karti ay wax ku qabato u yeelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh awoodsii

awoodsiin [m.f.dh]
eeg awoodsii. ld awoodsiis.

awoodsiis [m.l]
ld awoodsiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg