awow
(m.l)

ld awoowe.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh awow

awoowe [m.l] (-wayaal, m.l/dh)
1. Aabbaha aabbihiis ama hooyada aabbaheed. 2. u.j: awoowow! 3. u.j: wiilka aan awoowaha u ahayow!; gabadha aan awoowaha u ahayey! ld awow.

daawow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
1. Wax cudur ka bogsaday noqosho. 2. Wax illaaway noqosho. ld dawow.

dawow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-woobay, -wowday)
ld daawow.

dhawow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-waadday, -waatay)
ld dhowow.

geed-awow [m.l]
ld geed-abo.

aw [m.l]
1. Nin cibaadeysta oo aan diinta Islaanka wax badan ka aqoon. 2. Awoowyaashii hore. 3. ld aawo, awo¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg