awrdhal
(m.l) (-llo, m.dh)

1. Awrka markastaba hasha qurbac ka dhalo. 2. Hal da' kasta qurbac dhasha. ld awradhale.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh awrdhal

awradhale [m.l]
ld awrdhal.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg