awrdhaw
(m.l)

1. Rimmay gacmeeda lagu sameeyo geedaha aan labeebka ahayn sida timirta; faxlid. 2. ld awrdhebid.

awrdhaw
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-dhabay, -dhabday; -dhabi)

Geedaha aan labeebka ahayn sida timirta iwm rimay gacmeed ku samayn; faxlid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh awrdhaw

awrdhebid [m.f.dh]
eeg awrdhaw². ld awdhaw¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg