awrdhebid
(m.f.dh)eeg awrdhaw². ld awdhaw¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh awrdhebid ↴
awrdhaw [m.l]
1. Rimmay gacmeeda lagu sameeyo geedaha aan labeebka ahayn sida timirta; faxlid. 2. ld awrdhebid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg