awtaan
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-aamay, -aantay)

Cid aan laga aarsan karin habaarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh awtaan

awtaamid [m.f.dh]
eeg awtaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg