axadhid
(m.f.dh)

eeg axadh².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh axadhid

axadh [m.l]
1. Cuntada dhadhankeeda la jeclaysto. 2. Hadalka nuxurkiisa dib loo sii dhadhansado.

axadh [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xdhay, -xadhay)
Arrin si aad ah u lafagurid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg