axaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Arrin iwm wax la axaray ahaansho. ld axran.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh axaran ↴
axarnaan [m.f.dh]
eeg axaran. ld axarnaansho, axranaan, axranaansho.
axran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld axaran.
axranaan [m.f.dh]
ld axaranaan.
axar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xray, -xartay)
1. Timir iwm lafo ka saarid. 2. Arrin aad uga baaraandegid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg