axgab
(m.l)

1. A. ah: tabarbeelidda nafley tabar beeshay; jirro, gabow, daal iwm awgeed. 2. ld axgabid.

axgab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)

Nafley jirro, gabow, daal iwm la tabarbeelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh axgab

axgabid [m.f.dh]
eeg axgab². ld axgab¹ (2).

talaxgab [m.l]
ld talaxgabid.

talaxgab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Nafley jirro awgeed la tamardhigid.

talaxgabid [m.f.dh]
eeg talaxgab². ld talaxgab¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg