ayaandarro
(m.dh)

ld ayaandarnaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ayaandarro

ayaandarnaan [m.f.dh]
eeg ayaandaran. ld ayaandarnaansho, ayaandarri, ayaandarro.

feleg [m.l]
1. Cilmi al f.: xiddigaha wareeggooda iyo sida ay dadka u saameeyaan. 2. Xiddig weyn. 3. (-gyo, m.dh) Ayaandarro, dhibaato, hoog, masiibo. ld falag.

kayn [m.dh] (-ymo, m.l)
1. Nasiibdarro, ayaandarro, cawaxumo. 2. (-ymo, m.l) Meel dhir badan; hawd; jiq; toon.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg