ayeeyolugadheer
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

ld ayeeyolugdheer.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ayeeyolugadheer

ayeeyolugdheer [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
(c.nafl.) Cayayaan leh jir dhuuban oo dheer, lix lugood oo labada hore madaxa u dhowdahay iyo baalal uu ku duulo oo cuno cayayaanka kale ee yaryar. ld ayeeyolugadheer.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg