aynshaadid
(m.f.dh)

eeg aynshaad².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aynshaadid ↴

aynshaad [m.l]
Codka lagu qaado qasaa'idka diiniga ah.

aynshaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Qasaa'id diini ah ku luuqeyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg