ba'san
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

1. Wax la bi'iyay ahaansho (arrin). 2. Ku b.: wax, wax kale oo foolxumeeya lagu haleeley ahaansho. Tus. “Darbiga dhiigaa ku ba'san”.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ba'san

baabba'san [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Baabba' ku dhacay ahaansho.

baabba'sanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg baabba'san. ld baabba'sanaansho. baabba'san, baabba'sanaansho

baabba'sanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld baabba'sanaan. baabba'sanaan

ba'san [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax la bi'iyay ahaansho (arrin). 2. Ku b.: wax, wax kale oo foolxumeeya lagu haleeley ahaansho. Tus. “Darbiga dhiigaa ku ba'san”.

ba'sanaan [m.f.dh]
eeg ba'san. ld ba'sanaansho.

ba'sanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ba'sanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg